Nabiga scw wuxu yiri "hadaad doneso inu imaankaagu dhab noqdo jaarkaga u isxaan samee"
Rasuulaka scw wuxu yiri " dadka dabeecad wanaagsan kula dhaqma"
Nabiga wuxu yiri " hadaad dooneso inaad noqoto muslim quman waxad naftada lajeceshahy dadka kalena lajeclow"
jaarku wuxu uqaybsamaa saddex:
⦁ jaar hal xaq ayu kugu leyahay
⦁ jaar laba xaq ayuu kugu leeyahay
⦁ jaarna saddex xaq ayu kugu leeyahay
- jaarka halka xaq leh wa kan aydaan isku diin aheen lkn uu alle daris idinka dhigay o wuxu kugu leeyahay hal xaq o markaas iska ilaali halkisa xaq.
dadka an muslimka ahayn yeysan inaka jaar ficnan o an ilaalino xaqa jaarnimadooda hadaan muslim nahay. qofka muslimka ahna wuxu imaankisa taam noqonya wa marka u xaqa jaarkisa ilaliyo.
nin ayaa lagu yiri gurigaaga naga iibi markaas au waxaan idinka sinyaa 120000 markaas aya ladhahay gurigaaga qimihisa wuxu istaahila 20000 e xage ayad 100000 dusha uga sartay markas ayu ku jawabay ( waxaan idinka gadayaa qiimaha uu jaarkaygu leeyahay madama hadi ad gurigan sodagtan ad iyaga lajaraysan sidaas ayan qimahas idin dul dhigay). markaas aya ladhahay wakuma jarkaasi markas ayu kujawaabay wa ABDULAAHI IBNU MUBARAG raxmtulahi calyhi caalimki jaliilka ahaa. muslimka ah wakas e darisnimadisa lacag laduldhiganyo ma ahan in darsinimadada laga cawdubilaysto, in darisnimadada laga cararo ma ahan, in qayladada a jaarku kajogi wayaan lama rabo.
II. jaarka labada xaq kugu leh waa kan muslimka ah o wuxu kugu leyhy xaqi darisnimo iyo kii islaanimo.
Nabiga scw wuxu yiri " muslimku muslimka kale 6 xaq ayu kuleeyahay:
1. hadu kula kulmo wa inaad salantaa.
2.hadi u dhinto wa inad janazadisa racdaa.
3. hadi u hindhiso wa inaad uducaysaa
4.hadi u kuyeero o u kucasuumo wa inaad ajiibta
5. hadi u xanunsado wa inaad booqtaa
6. hadi u ilaahay kugu dhaariyo wa inad dhartisa ufulisaa.
III. jaarka sadexda xaq kugu leh wa kan ad qaraabada tihin kasi wxuxu kugu yelanayaasaddex xuquqod o kala ah:
1.xaqii darisnimada
2. xaqii islaanimada
3. xaqi qaraabanimada.
GABAGABADA QORMADA:
umada hadi adan wanaag iyo waxtar ulahayn umada dhibkaaga iyo waxyeladada kahayso......
Comments
Post a Comment