Skip to main content

Marnaba Hala Wadaagin Dadka Waxa ad Gudaha Kadaremesid

 Dareenka Dadka ad lawadaagtid waxyalaha aysan uficneen.



1. Mararka qaar waxaa wanaagsan in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa sababtoo ah way ku sii dhaawaceysaa keliya goortii aad ogaato inay ku maqli karaan laakiin aysan ku fahmi karin.

2. Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aynaan rabin in aan aragno laakiin kama xiran karno qalbigeena waxyaabaha aynaan rabin in aan dareeno. Aad bay daruuri u tahay inaan xushmayno dareenka dadka kale.

3. Qofna kaama dhigi karo inaad dareento liidnimo ama niyad-jab ilaa aad adigu u oggolaato

4. Mid ka mid ah dareenada ugu qoto dheer, ugu sareeya, ayna ka buuxdo kalgacal iyo farxad; Waa marki aad si qushuuc leh Salaada u tukanayso adigoo dareemaya inaad Alle hor taagan tahay, waa marki Hooyada ilmihi ay markaa dhashay ay laabta ku qabato, waa marki Aabaha ay gabadhiisa yar dhabtiisa hurdo ku qabato oo ku seexato, waa marki Saaxiibadaa ay kuu taageeraan sida qoyskaaga oo kale, Qoyskaaguna ay kuu taageeraan sida saaxiibadaa oo kale.

5. Jeclow ama ka tag Qalbi ku dhaawacay, balse marnaba adigu ha dhaawicin Qalbi ku jecel. Run waa loo ekaysiin karaa dhoola-cadeyn iyo qosol been ah, laakiin marnaba lagama been sheegi karo ilinta iyo dareenka dhabta ah.

6. Waxa Boon-bale iyo alaab Aduunka yaal si loogu dheelo, dad qaarkii waxay doortaan inay ku ciyaaraan dareenka dadka.

GUNAANADKA QORMADA:

qofba qofka uu ka amus badan yahay ama usan waxa gudihiisa kujira uso bandhigin dadka wuka raaxo iyo xasiloni badanyahy madama u wixi uyihin gaar wa mesha ay somalidu kadhahdo " af dabolan wa dahab"


Comments

Popular posts from this blog

Barbaarinta Ubadka Wanaagsan

 barbaarinta ubadka wanaagsan wa mowduuc ad muhiim inogu ah waqtigaan an jogno maxaa yeelay wa waqti aad u howlo badan.  wana xaq ay ubadku kuleeyihiin walidkooda inay siyaan barbaarin fican o wax utarta aduun iyo aakhiroba,   waxaan kahadlayna   4 arimood o kala ah:     1)  xuquuqda u cunugu kugu leyahy inta uusan dhalan    2)  xuquqda marka u cunugu dhasho u kugu leyahy    3) marxalada ugu muhimsan ilmaha o ah 2 sano il 10 sano    4) sida ad ula dhqmi lahayd ilmahaga yar  1, xuquqda u ilmaha inta u calosha kujiro kugu leyahay waxa kamida inad udaarto quraanka karimka ah si u ujeclaado kalaamka alle, inad siso waxyalaha anfacaya korimadisa sida maskaxiyan iyo jir ahanba sida vitamins ka kobciya maskada sidokale waxa kamida inad iska ilaliso warwarka ama waxyalaha qalaqa keeni karaya, 2, marka u dhasho ilmuhu kow in dhagaha loga adamo afkana lomariyo timir ama malab, sidokale laquudiyo lagana ilali...

Waxyaalaha Keena Inusan Qofku Isu Arkin Qof Jira Inu Yahay Nolosha

 waxa kamida inusasan qofku isuba arkin inu yahay muhiim fikir ahan iyo nolol ahaanab  1. inu kacabsado inu kaligiis noqdo:- maralb wuxux raadiya inay cid lajirto amaba lanoshahay o wuxub kabaqaa inuu kaligiis ahado marka wa in lahela cid kuwelisa si uu u helo faraxad iyo daganaansho.  manolan karo saxib la,aan iyo xirir la,aan toona yacni wa qof an kaligis noqonba karin marnaba wax kalsoni ah kuma qabo naftisa isamana hubo shaqsi ahan wuxu yahay. marwalba wuxu qaba cabsi ad ubadan o wuxu isdhha amaad waxan ku guldresata iyo adiga mxa kaliga meshan kudhigay maxadan saxib ulahaen iyo maxa kudhigay xirir l,aanta, wuxu qaba walwal badan o nolosha o qof ahantisa ma aminsana inu fari karo amaba nolan karo amaba u kalgis fakari karo, sidokle ma aminsana inu noloshan waxka badali karo isago kaligis ah amaba waxkuso kordhim karo ma aminsana, is hubid la.antas aya marka waxay kenta cabsids faraha badan iyo walwal walac inu isku bero ayey dhalisa  2. aqoonsi doon:- qofka w...