barbaarinta ubadka wanaagsan wa mowduuc ad muhiim inogu ah waqtigaan an jogno maxaa yeelay wa waqti aad u howlo badan.
wana xaq ay ubadku kuleeyihiin walidkooda inay siyaan barbaarin fican o wax utarta aduun iyo aakhiroba,
waxaan kahadlayna 4 arimood o kala ah:
1) xuquuqda u cunugu kugu leyahy inta uusan dhalan
2) xuquqda marka u cunugu dhasho u kugu leyahy
3) marxalada ugu muhimsan ilmaha o ah 2 sano il 10 sano
4) sida ad ula dhqmi lahayd ilmahaga yar
1, xuquqda u ilmaha inta u calosha kujiro kugu leyahay waxa kamida inad udaarto quraanka karimka ah si u ujeclaado kalaamka alle, inad siso waxyalaha anfacaya korimadisa sida maskaxiyan iyo jir ahanba sida vitamins ka kobciya maskada sidokale waxa kamida inad iska ilaliso warwarka ama waxyalaha qalaqa keeni karaya,
2, marka u dhasho ilmuhu kow in dhagaha loga adamo afkana lomariyo timir ama malab, sidokale laquudiyo lagana ilaliyo dhaman wixi dhibaya kulel iyo qabowba una helo daryeel badan uuna nuugo canaha hoyadis muda 2 sano o kaamil ah,
3)marxalada ilmaha ugu muhimsan e al 2 sano ilaa 10 sano wa marka u adka ugu bahanyhy daryeelka labada walid o markas wxa lagu barbaariyo ayu waligis ahanaya amaba kudhaqmaya, sidokale marka u da. ahaan gaaro 7 sano aya salada la amrayaa hadi u kadhaga adaygona o sidaas 10 jir kugaaro walagu garaacaya markaas,
4)qaabka ad ula dhaqmayso cunugaaga wa inay ahaata qaab wangsan wa nad marwalba kadhigata saxib wa inad amaantaa wa inaad uducaysa sidokale wa inaad usheegta inad jeceshahay cunuga ay walidki ushegan inay jeclyihin wuxu daremaya farxad ad ubadan,
sidokale ilmahaga wa inadan habaarin adan caayin sidokalena anad kudhihin naga aamus marka u hadlayo amaba fikirkisa cabirayo,
GABAGABADA MAQAALKA;
waalid ilmahaga waxa ad kadhigto o ad guriga ucarbisid ayu bananka iyo madarasada latagayan e kataxadar dhaqankisa o wanaaji hab nololedkisa,
Comments
Post a Comment