calaamadaha adku garan kartid isxambaarsanyaasha ayan shegena 4 ta ugu muhiimsan
1- in qofka ismbaarsanaha ahi ay kaliya lamuhimsan tahay fikirkiisa marki ad afkaar isdhaafsanesaan, iyaga o kaliya aya iska waramaya o adiga wax waqti ah kuma sinayan amaba maraban inay kudhagaystan wax muhiimad ahna maba sinayan fikradahaaga o wax suaala kama waydinyan waxadaba daremesa inaysan kula socon.
waxay u arkaan qofka kale e ay fikradaha isdhafsanayan kaliya mel ay kuso bandhigayan tooda o dhagayste kaliya u ah iyaga.
2- wa dad khiyaano badan sababto ah waxy kucajisayan saxabtinimadina o waxaa lagugu badalaayaba qof kale bila hadal o qofki cadiga ahaa waxaba shaki kagalaya inad istaqaanen iyo inkaleba.
waxaana usahlaya arintas isxmbaarsanyaashu waxay aminsanyihin inay yihin dad ad ufican o aysan jirin cid udhiganta sidaas daraded adiga wayba iskalakaa fanayan o waxay raadsanaya qof kale o uqalma adigana kamuhimsan.
ileen wa dadkas seefta labada af lehe marka ay dhawacan qof amaba ay saxibtinamdi kuciyaaran waxay dareman amaba kuraxaystan o ay kahelayan waynan ilen intasay kuraaxaystane madama aysan qabin kalsoni nafeed o ay raban in marwalba la amaano lagana shekeyo waxqabadkoda iyo shaqsiyadoda.
3- faanka wa dad jecel inay faanaan run/been waxay donan marwalba way fanan waxaanan qabtay, waxaan ban haysta. waxas ba isosocda waxay kahelaan kalsoni naf ahaan marki ay fanaan ileen wa dad kasha dicif ka ahe.
4- wa dad danaystayaal ah o jecel inay dadka kudanaystaan marwalba ana ahan dad ka xishonaya inay dadka kudan garaan o hadhowna sidi maro calal noqotay camal kuturaan maba kasariigtaan,
waxayba aminsanyihin in marka ay dadka kudan garan o qorshahoda kafushan inu caqli caqli ku samesatay dantisi sidassna ay faraxad dheraad ah kudaremaan dhooshana kaqoslaan.
sikasta o ad uga fogaan karto dadkan waku muhim inad samesid sababto ah wa dad sun ah ana isbadaleen waligood madama ayba aminsanyihin inaysan waxba ka khaldaneen......
Comments
Post a Comment