Skip to main content

Posts

Marnaba Hala Wadaagin Dadka Waxa ad Gudaha Kadaremesid

  Dareenka Dadka ad lawadaagtid waxyalaha aysan uficneen. 1. Mararka qaar waxaa wanaagsan in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa sababtoo ah way ku sii dhaawaceysaa keliya goortii aad ogaato inay ku maqli karaan laakiin aysan ku fahmi karin. 2. Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aynaan rabin in aan aragno laakiin kama xiran karno qalbigeena waxyaabaha aynaan rabin in aan dareeno. Aad bay daruuri u tahay inaan xushmayno dareenka dadka kale. 3. Qofna kaama dhigi karo inaad dareento liidnimo ama niyad-jab ilaa aad adigu u oggolaato 4. Mid ka mid ah dareenada ugu qoto dheer, ugu sareeya, ayna ka buuxdo kalgacal iyo farxad; Waa marki aad si qushuuc leh Salaada u tukanayso adigoo dareemaya inaad Alle hor taagan tahay, waa marki Hooyada ilmihi ay markaa dhashay ay laabta ku qabato, waa marki Aabaha ay gabadhiisa yar dhabtiisa hurdo ku qabato oo ku seexato, waa marki Saaxiibadaa ay kuu taageeraan sida qoyskaaga oo kale, Qoyskaaguna ay kuu taageeraan sida saaxi...
Recent posts

Waxyaalaha Keena Inusan Qofku Isu Arkin Qof Jira Inu Yahay Nolosha

 waxa kamida inusasan qofku isuba arkin inu yahay muhiim fikir ahan iyo nolol ahaanab  1. inu kacabsado inu kaligiis noqdo:- maralb wuxux raadiya inay cid lajirto amaba lanoshahay o wuxub kabaqaa inuu kaligiis ahado marka wa in lahela cid kuwelisa si uu u helo faraxad iyo daganaansho.  manolan karo saxib la,aan iyo xirir la,aan toona yacni wa qof an kaligis noqonba karin marnaba wax kalsoni ah kuma qabo naftisa isamana hubo shaqsi ahan wuxu yahay. marwalba wuxu qaba cabsi ad ubadan o wuxu isdhha amaad waxan ku guldresata iyo adiga mxa kaliga meshan kudhigay maxadan saxib ulahaen iyo maxa kudhigay xirir l,aanta, wuxu qaba walwal badan o nolosha o qof ahantisa ma aminsana inu fari karo amaba nolan karo amaba u kalgis fakari karo, sidokle ma aminsana inu noloshan waxka badali karo isago kaligis ah amaba waxkuso kordhim karo ma aminsana, is hubid la.antas aya marka waxay kenta cabsids faraha badan iyo walwal walac inu isku bero ayey dhalisa  2. aqoonsi doon:- qofka w...

Jaarka Wanaagsan & Xaqa Jaarku Kugu Leeyahay

 Nabiga scw wuxu yiri "hadaad doneso inu imaankaagu dhab noqdo jaarkaga u isxaan samee" Rasuulaka scw wuxu yiri " dadka dabeecad wanaagsan kula dhaqma" Nabiga wuxu yiri " hadaad dooneso inaad noqoto muslim quman waxad naftada lajeceshahy dadka kalena lajeclow" jaarku wuxu uqaybsamaa saddex:  ⦁ jaar hal xaq ayu kugu leyahay ⦁ jaar laba xaq ayuu kugu leeyahay ⦁ jaarna saddex xaq ayu kugu leeyahay jaarka halka xaq leh wa kan aydaan isku diin aheen lkn uu alle daris idinka dhigay o wuxu kugu leeyahay hal xaq o markaas iska ilaali halkisa xaq. dadka an muslimka ahayn yeysan inaka jaar ficnan o an ilaalino xaqa jaarnimadooda hadaan muslim nahay. qofka muslimka ahna wuxu imaankisa taam noqonya wa marka u xaqa jaarkisa ilaliyo. nin ayaa lagu yiri gurigaaga naga iibi markaas au waxaan idinka sinyaa 120000 markaas aya ladhahay gurigaaga qimihisa wuxu istaahila 20000 e xage ayad 100000 dusha uga sartay markas ayu ku jawabay ( waxaan idinka gadayaa qiimaha uu ja...

4 calaamadood ay leyihiin amaba ad kugaran kartid isxambaarsanayasha (Narsistic)

 calaamadaha adku garan kartid isxambaarsanyaasha ayan shegena 4 ta ugu muhiimsan  1- in qofka ismbaarsanaha ahi ay kaliya lamuhimsan tahay fikirkiisa marki ad afkaar isdhaafsanesaan, iyaga o kaliya aya iska waramaya o adiga wax waqti ah kuma sinayan amaba maraban inay kudhagaystan wax muhiimad ahna maba sinayan fikradahaaga o wax suaala kama waydinyan waxadaba daremesa inaysan kula socon. waxay u arkaan qofka kale e ay fikradaha isdhafsanayan kaliya mel ay kuso bandhigayan tooda o dhagayste kaliya  u ah iyaga. 2- wa dad khiyaano badan sababto ah waxy kucajisayan saxabtinimadina o waxaa lagugu badalaayaba qof kale bila hadal o qofki cadiga ahaa waxaba shaki kagalaya inad istaqaanen iyo inkaleba. waxaana usahlaya arintas isxmbaarsanyaashu waxay aminsanyihin inay yihin dad ad ufican o aysan jirin cid udhiganta sidaas daraded adiga wayba iskalakaa fanayan o waxay raadsanaya qof kale o uqalma adigana kamuhimsan.  ileen wa dadkas seefta labada af lehe marka ay dhawacan qo...
Narcissistic Personality Disorder A self-confessed person is someone who is not important to him or anyone else, and he wants everyone around him to serve him and raise his self-image. Communication is a disease that our society is not aware of, and it is a psychological disease that indicates the personality of the person who has this disease. There is a problem with the person's personality, and it changes the behavior and the way of thinking. People with this attachment disorder, when seen on the surface, are arrogant and intent on humiliating people. People who suffer from low self-esteem first place a high importance on themselves and do not believe that there is anyone else who is more important than them in the society, or they believe that there is someone who can be found in the society who is similar to them or similar to them. People with this disorder want to be praised all the time, if they are not praised and recognized for their progress and performance, they believ...

Waa Maxay Isxambaarsane (Narcissistic)

Narcissistic Personality Disorder isxambaarsanuhu waa qof isaga ma ahane anan cid kale u arkayn inay muhiim tahay, wuxuuna jeclyahay cid walbaa o ka ag dhow inay u adeegto isaga in labarariyo korna logu qaado sawirka uu isagu naftiisa kahaysto. isxabaarsanaantu wa xanuun aysan bulshadeenu kubaraarugsaneen o ad lodhayalsado, waana xanuun sycology ah o tilmaamaya shaqsiyada qofka u marka hayo xanunkan. waxaan cilad ku imaanesa shaqsiyadi qofka u ahaan jiray o way isbadalesa hab dhaqankisi iyo hab fikirkisiba. dadka qaba xanunkan isxambaarsanaantu marka dusha laga arko waxa lamoda dad kibir iyo ulakac inay uxaqiraan dadka. dadka qaba xanunka isxmaabrsanaanru waxay marka horeba isasiyaan muhiimad ad usaresa manaba aaminsana in booska u bulshada uga jiro ay jirto cid kale o kaga muhiimsan isaga, amaba wuxu aminsanyhy in bulshada laga dhex heli karayo qof isaga udhigma amaba lamid ahan kara isaga. dadka qaba xanunkan waxay sijogto ah ujecelyihin in ad lo amaano marwalba, hadi anan amaanin la...