calaamadaha adku garan kartid isxambaarsanyaasha ayan shegena 4 ta ugu muhiimsan 1- in qofka ismbaarsanaha ahi ay kaliya lamuhimsan tahay fikirkiisa marki ad afkaar isdhaafsanesaan, iyaga o kaliya aya iska waramaya o adiga wax waqti ah kuma sinayan amaba maraban inay kudhagaystan wax muhiimad ahna maba sinayan fikradahaaga o wax suaala kama waydinyan waxadaba daremesa inaysan kula socon. waxay u arkaan qofka kale e ay fikradaha isdhafsanayan kaliya mel ay kuso bandhigayan tooda o dhagayste kaliya u ah iyaga. 2- wa dad khiyaano badan sababto ah waxy kucajisayan saxabtinimadina o waxaa lagugu badalaayaba qof kale bila hadal o qofki cadiga ahaa waxaba shaki kagalaya inad istaqaanen iyo inkaleba. waxaana usahlaya arintas isxmbaarsanyaashu waxay aminsanyihin inay yihin dad ad ufican o aysan jirin cid udhiganta sidaas daraded adiga wayba iskalakaa fanayan o waxay raadsanaya qof kale o uqalma adigana kamuhimsan. ileen wa dadkas seefta labada af lehe marka ay dhawacan qo...